Kaaba yaasha Dhaqaalaha Qalinkii : Ahmed Abdi Yusuf
By Axmed Mataan - 10:58 PM
Si kor loogu qaado dhaqaalaha wadanka Waa in Xooga lasaaraa waxa loo yaqaano Economic Infrastructure (Kaabayaasha Dhaqaalaha) sida :::
1. Dhismaha Wadooyinka, Dakadaha & Garoomada Diyaaradaha. 2. Isgaarsiinta
3. Korantada
4. Waxbarshada
5. Caafimaadka
6. Biyaha
7. Beeraha
iyo waxaabo kale oo muhiim u ah hormarka dhaqaalle ee wadanka.
Qalinkii: mrhalable622@gmail.comAhmed Abdi Yusuf
0 comments